Maxaad ADIGU akhrineysaa?
Ku dhaji sawirka qof wax akhrinaya wixii uu doono Maalgelinta Dhalinyarada Faribault ee bogga Facebook! Ka dib sawir ka qaar magaalada xilliga kuleylaha ee Faribaulot Reads!

- Other language options: English & Español
- Schedule of Events
Cunug kasta wuxuu jecelyahay akhris!
Sidee ayaan ilmaheyga uga dhigi karaa kuwo jecel akhriska?
- Wada akhriya maalin kasta
-
- La hadal/u hees ilmahaaga – ilmaha yaryar iyo kuwa dharabta ku jira waxa ay doonayaan in ay maqlaan erayada maalin kasta si aad ugu diyaariso akhriska
- Isticmaal sawirada buugta si aad u diyaariso sheeko aad u sameyso ilmaha
- Akhriska ha noqdo qeyb ka mid ah hawl maalmeedka qoyska (xilliga jiifka ka hor, marka aad gaariga wada saaran tihiin, dukaanka, iwm
- Ku akhri afka looga hadlo guriga – waxaa jira buugaag ku qoran afaf kala duwan
- Ilmahaaga kala hadal waxa aad akhrineyso – su’aalo weydii
Waa maxay SABABTA akhrisku muhim u yahay?
- Ku guuleysashada nolosha ka baxsan dugsiga: Akhriska waxaa loo adeegsadaa shaqada, guriga iyo bulshada qeybo ka mid ah nolol maalmeedkeena. Waxbarashadu waxa ay horumarisaa/kordhisaa…
-
- Xusuusta – xusuusashada macluumaadka
- Xooggta saarto – in aad xoogga saarto waxa aad qabaneyso
- Erayada cusub – erayada iyo micnahooda
- Fikirka Maskaxda – ka shaqeysiinta maskaxda iyo xalinta dhibaatooyinka
- Dareenka – Fahamka dareenka dadka kale iyo sida ay dareemayaan
Xagee ayaan ka heli karaa adeegyo kale ama waxyaabo la xiriira qoraalka?
- Faribault waxa ay taageerayaan qoyskaaga: waxaa jira fursado badan oo degaanka ah oo kaa caawin kara in aad kordhiso akhriska!
-
- Kulamada Maktabadda
- Codso kaarka Maktabadda
- Beerta Nasashada ee Isniinta
- Shaqaalaha gaarka ah ee Akhriska Iyo Qoraalka Qoysaska Faribault – waxa uu taageeraa waxbarashada ilmaha isaga oo guriga ku soo booqda, ka qeyb gala kulamada dugsiga iyo wacyi gelinta bulshada.
- Khariidadda Ka Wada Qeybgalka ee Little Libraries
- Khariidada iyo Goobaha Little Libraries ee la Daabacan Karo
Goobaha aad ka heli akhris dheeraad ah
- Oxford Owl
-
-
Waxaa laga helaa buug kala duwan oo lagu akhriyey wax ka badan 15 luqadood
-
-
-
Barnaamijka muteystay abaal marinta caalamiga ah ee akhriska iyo qoraalka buugta ee fiidyoowga
-
-
Mrs. P’s Magic Story Library (Maktabaada Sheekooyinka ee Mrs. P)
-
Buckham Memorial Library (Maktabadda Buckham)
- Balamada buugta baaro oo ka qaado maktabadda
- Amaaho, ku akhriso kombiyuutarka, buugta maqalka ah, iyo wargeysyada
-
International Children’s Digital Library (Maktabadda Keydka Kombiyuutarada)
-
Buugta caalamiga ah ee ardayda oo ku qoran luqado kala duwan.
-
-
NPR’s Wow in the World (Barnaamijka Wow ee Dunida)thw World ee NPR)
-
Barnaamij duuban oo loogu talo galay caruurta ee Thomas iyo Guy Raz ee ku saabsan sheekooyinka ee farsamada casriga ah, seyniska, iyo hal abuurka
-
Waa maxay sababta Faribault Reads ay muhim u tahay?
- Xog dheeraad ah kala soco halkan